English | Somali 

Booga Hore | Xarumaha Tawakal | Nala soo xiriir | Waydiin 

 
 
 
 
 
 
 
     
 
 
 
 
 
 
 
 
 

 

 


 
  Xirfadda Xawaaladda  
 

 

 
 

   Tawakal oo bixinaysa khadamaadkeeda si ay isugu wareejiso lacago kala duwan ookala jira meelo aad u kala fog fog waxay ku takhasustay xawilaadda iyada oo adeegsanaysa barnaamijyo casri ah oo ku qoran afafka Ingiriiska iyo Soomaaligaba iyo xiriir toos ah oo isku xiran dhamaan laamaheeda dunida iyada oola adeegsanayo nidaamka kumbiyuutarada casriga ah.
Dalabaadka macaamiisha wuxuu u kori doonaa sida ay u korodho shaqadeenu. Waxaan leenahay khibrad sidii aan ugu dhaqaaqi lahayn mar kastaba dhinaca wanaagga ah ugana taxadari lahayn meelaha khaladku ka imaan karo. Waxay u baahan yihiin lacagahooda in loogu gudbiyo sida ay doonaan oo ugu faa’iidada badan, waxaan mar kasta ku kordhinaynaa wax qabadkeena sidii aan u dabooli lahayn baahida macaamiisheena qof qof iyo qayb qaybba.
Dhamaan ganacsigu wuxuu u baahan yahay in uu helo qaabka horumarineed ee ugu dambeeya oo lacagtooda lagu kala gaarsiin karo. Laakiin waxaan hubnaa in dadku ay aad u tix galiyaan “dariiqada degdegta”. Sidaa awgeed, hawshaan waa inay noqoto mid isku filan, uusan ku bixin kharash badan, la fahmi karo laguna gudbiyo sida ugu degdegta badan.
Waxaan awood u leenahay in aan gaarsiino lacagta dhamaan qaaradaha adduunka, waxaan ku kalsoonahay wax qabadkeena ku salaysan qorshe daggan oo qoto dheer oo caawinaya dardar galinta ganacsiga iyo baahidiisa, inaga oo isticmaalayna dhawr dariiqo:

•  Planning – a planned and managed consistent approach to every project.
•  Qorshayn – Daraasadayn tilaabo kasta oo la qaadayo.
•  Xulasho – Mashruucyada Shirkadda markasta oo la fulinayo waxaa la isku   barbar dhigaa inta dariiqo oo lagu qaban karo; kadibna la doortaa kan ugu faa’iidada badan.
•  Maamul – si loo hubiiyo xalka la gaaray, meesha shqadu ka socoto iyo kharashka ku baxaya.
•  Diyaarin – si loogu hubiyo hawsha in ay u fusho sida ugu sahlan uguna faa’iidada badan.
•  Tababarid – Waxaa shirkaddu u diyaarisaa qayb kasta shaqaale ka soo bixi kara fulinta waajibaadkiisa.
•  Maamul Xisaabaad – si ay u hubiyaan una xiraan xisaabaha, si ay usoo xareeyaan lacagaha wareegaya adduunka dacaladiisa, una daba galaan dhaqdhaqaaqa lacagaha
 

 
  Sarifka lacagaha  
 


Kenya

American Stock Exchange

Lacagaha CNN.COM

England

United Arab Emirates

 

 
  Remittance [Hawala]  
 


Irin News  |  Wall Street  |  UNDP  |  Gulf News  |  Rediff
 

 
     
     
 
 

All Rights Reserved. copyright 2004 © tawakulexpress.com